Wararka

Latest News View All News »

Puntland oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah la gashay dowladaha Jabuuti iyo Yemen

Puntland oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah la gashay dowladaha Jabuuti iyo Yemen

Garoowe [RBC Radio] Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa soo bandhigtay heshiis ay la gashay dowladaha Jabuuti iyo Yemen,waxaana heshiiska la sheegay inuu la ...
Dowladda  Canada oo 5 million ugu deeqday Soomaaliya

Dowladda Canada oo 5 million ugu deeqday Soomaaliya

Toronto [RBC Radio] Lacag la sheegay in wax loogu qabanayo carruurta Soomaalida ayaa waxaa ay dowladda Canada sheegtay inay siinayso hay’adda daryeelka caruurta Qaramada Midoobay ...
Barcelona : Xavi Hedrnandez Waxa Uu Sii Joogayaa Barcelona

Barcelona : Xavi Hedrnandez Waxa Uu Sii Joogayaa Barcelona

Kubad sameeyaha kooxdaha Barcelona ee Xavi Alonso ayaa waxaa dhawaan hareeyay warar sheegaya in Frank Lampard iyo David Villa uu kula midoobayo xilli ciyaareedka dambe kooxda New York ...
Golaha wasiirrada maamulka Jubba oo go’aamiyey ballaarinta dagaalka Al-shabaab

Golaha wasiirrada maamulka Jubba oo go’aamiyey ballaarinta dagaalka Al-shabaab

Kismaayo [RBC Radio] Golaha wasiirrada maamulka Jubba ayaa shir ay shalay xarunta madaxtooyada Kismaayo ku yeeshen waxaa ay ugu hadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay dagaalka uu ...
Marekanka oo gacanta ku dhigay saddex haween Soomaali ah oo la sheegay Al-shabaab inay taageeran

Marekanka oo gacanta ku dhigay saddex haween Soomaali ah oo la sheegay Al-shabaab inay taageeran

Washington [RBC Radio] Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in arabacadii shalay gacanta lagu dhigay 3 haween Soomaali ah, kuwaasoo loo heysto iney dhaqaale u ruruurinayeen xarakada ...